Wednesday, December 29, 2010

Hanad cali warsame iyo soomaalida Facebook arin layaab badan oo qabsatay dhalin fara badan oo isticmaala barta bulshada ee caanka ah (Facebook)


Kacdoonka tiknoloojiyada calamka ee wixii kadanbeeyay sanadadi sagashamaadka ayaa inta badan dadka kunool calamka ay soo dhaweyeen oo ay u arkayeen wax faa’iddo u leh adanaha, waxaana la’iminsanyahay in uu wax kabadalay nolosha iyo garoowshiyaha umado badan oo kunool aduunka, iyadoo taasina jirto ayaa haddana waxaa la’iminsanyahay in aalada loo isticmaali karo qaabab xun xun oo raad raac fool xun(negative effects) ku reeba bulshooyinka kunool qaradaha calamka.

Haddaba akhristow qisidan aan maanta idin soo gudbin doonno ayaa ah tilmaam mujineysa in alada tiknoolojiyada casriga ah ee maanta ay dad aan aqlaaq ahaan wanaagsaneyn u isticmaaleen si fool xun oo ay ku noqotay fajiciso iyo argagax dadkii ay ku dhacday arintaan oo u badna dhalinyaro da’ ahaan u dhexeeya 20 illaa 40.

Qisadan oo ah mid layaab badan kana dhacday bar bulsheedka Facebook oo inta badan dadku ay wada yaqanaan ayaa waxey kudhacday dhalinyaro Somaali ah oo ujeedkoodu ahaa armad mar uun kaheshaan goobtaan dadku ku kulansanyahay lamaane aad mustaqbalka wadaagtaan,iyadoo taas ay kadulayaan ayay waxey sameyeen in ay u diraan dalabaad saxibtinimo (friendship request)gabdho ay sawiradooda la dhaceen oo ay quud dareynayeen in ay mar uun jaal la noqdaan, iyadoo haddana taasi jirto ayaa mar qura waxaa lala dhacay gabar sawir wanaagsan oo aadna u qurux badan soo saaratay booga hore ee Facebook-geeda(profile picture) kaas oo dhalin badan iyaga oo is ogeyn ay mar isdhaheen aleylahe tani waa taadi oo hal marna ay u wada direen dalab saxibtinimo.

Mid kamid ah dhalinyaradaan oo lagu magaacaabo Maxamud oo degan magaala xabeedka Mombasa ee Kenya oo ka mid ahaa dhalin ay qabsatay qisadan ayaa ii sheegay in bishii luulyo sanadkan si dabayaaqada ah 2010 uu ku darsaday asxaabtiisa gabar magaceeda kusoo koobtay Euro Indhadeero oo sida uu ii sheegay Maxamud degeneyd magaalada Stockholm ee dalka Sweden, Max’ud oo hadalkii sii wata ayaa ii sheegay in isla markiiba uu helay notification amaba war gelin ah in ay gabadhi aqbashay maxamuud oo markaas online ahaa ayaa waxuu la shekeystay gabadha oo isla markiiba usoo dhaweysay si diiran, Maxamuud ayaa gabadhi si fiican ula shekeystay oo ay wadageen sheeko dheer oo kusabsaneyd nolosha gabadha iyo meesha ay joogta xiliga uu lahadlaayay, gabadha ayaa u sheegtay Max’ud in ay ku nooshahay magaalada Stockholm ee dalka Sweden wax xooga sheeko kadibna waxaa lagu heshiiyay in dib loo kulmo mudo dhow.

Maxamud oo sida uu ii sheegay sawirka gabadha ladhacay ayaa igu yiri 2 maalin kadib ayaan isku aragnay marka kale online oo aan si dabacsan u shekeysanay oo aan mar kale wadaagnay hasaawe, Mr Maxamuud ayaa ii sheegay in malinta 2 aad ay isweydaarsadeen teleefan nambaradii oo midba midka kale uu siiyay numbarka taleefankiisa oo isla mrkaana ku balamay in ay iswacaan cawa oo maxamuudna uu balan qaaday in isagu uu soo wici doona caawa sacada afrikada galbeed marka ay tahay 9-ka fiidnimo,maxamuud oo ka dhabeynaya balantiisi ayaa wuxuu wacay indho deero oo aheyd gabadhi uu ka bartay Facebook-ga abarihii 9-ka fiidnimo sida balantu ahayd, wax taleefanki dhaco waxaa kaqabtay wiil wuxuuna weydiiday haddii uu heli karo indhodeero wiilkii ayaa ugu jawaabay Maxamuud miyaa dabadeedna Maxamuud oo yaaban ayaa ku dhahay wiilkii xagee igu baratay, wiilkii ayaa ugu jawaabay indhodeero waa aniga maxamuud oo u qaatay kaftan ayaa kudhahay walaal ii dhiib indhodeero wiilkii ayaa kusoo celiyay dhab ahaanti indhodeero oo aad iska barten online waa aniga,maxamuud oo aanan qaadan hadalkaas ayaa taleefanka damiyay markuu u qaatay in qofkaan ku ciyaarayo, dabadeedna waxaa dib usoo wacay indhodeero oo u sheegty waxa aad shukaansaneysay ma’ahan gabar ee waa aniga oo la’igu magacaabo Hanad Cali Warsame, maxamud ayaa weydiiyay waxa uu gabadha isaga dhigaayay wuxuna ku jawaabay in uu yahay gay amaba qof rag ah oo isaga loo tago halkii uu isaga wax kaga tagi lahaa maxamuud oo yaaban ayaa weydiiyay wax ku kalifay in uu badalo dhaqanka nimanka lagu yaqaano Hanad ayaa ku jawaabay walaal aniga waan kaa helay waxaana rabaa in aan nolosha wadaagno Maxamuud ayaa ku dhahay waxeynu nahay dad muslim ah waxaan waa sharci daro mana banana Hanad-na wuxuu ku jawaabay in uu doonayo oo xitaa sida uu u sheegay max’ud lacagta ceydha amaba ceyrta laga qaato dowladha yurub oo isaga tiisa waa hanadee bar usoo diri doono bil walba kaliya haddii uu aqbalo doonistiisa ah in uu la wadaago maxamud nolol, maxamuud ayaa arintan kaga fajicisay oo intuu taleefankii damiyay meel kaligiis fariistay dabadeedna illah ku shugriyay dhahayna ilahow adiga ayaa weyn igu baaqi yeelay waxa aad ii doratay oo ah ragganimada.

Haddaba maxamuud oo arintaan ii sheegay ayaan aniga oo ah qoraha qoraalkaan waxaan isku dayay in aan bal dib u fiiriyo haddi ay waxaan dhab yihiin iyo haddi kale waxaana si lamid ah sidii maxamuud u diray indhodeero codsi saxiibtinimo wuuna iga aqbalay waxaan ku dhahay gabar miyaa tahay wuxuuna igu dhahay haa waxaan ahay gabar degan Sweden oo lagu magacaabo indhodeero, waxaan ku dhahay waxaa donaya in aan saxiibo noqono oo aan si dhaw iskaga war heyno wuxuu igu dhahay soo dhawaaw aniga ayaa isla markiiba kacodsaday in aan helo taleefankiisa,wuxuuna ii sheegay in uu damacsanyahay in uu u wareego Oslo Norway markuu halkaas tagana uu I sheegi doono numbarka uu qaato.

3 maalin kadib wuxuu tagay Oslo wuxuuna isoo qoray numberkiisa,isla markiina waan wacay waxaan kudhahay iska waran si lamid sidii maxamuud waxaa taleefanka iga qabtay wax markaas u muqday in uu leeyahay cod nin waxaana kudhahay iska waran wuxuu dhahay fiican waxaan dhahay walaal iigu dhiib indhodeero wuxuuna igu dhahay si lamid sidii maxamud waa kan walaal, aniga oo qisada maxamud horay ula socday ayaa waxaan kudhay indhodeero waa gabar aan iska baranay Facebook-ga marka ayada ayaan doon doonayay wuxuu igu dhahay waa aniga sow adiga ma’ahan C/salaam,waxaan kudhahay sow tii aad ii sheegtay in aad tahay gabar,haa anigu waxaan ahay gabar isaga oo si raacsiiyay waxaan ku siin kara wixii gabar ay kusiiso, aniga oo horay sheekada ula socday ayaa ku dhahay gabar waxey nin siin karto waa layaqaana ee nin muxuu nin siin karaa,wuxuu iigu jawaabay waxaan kusiin kara albaabka danbe, layaab ayay igu noqotay arintan waxaan kudhahay aniga diyaar uma ahi in aan nin wax la wadaago,dabadeedna taleefankii ayaan jaray,inkasta oo uu dib ii soo wacay haddana aniga kama qaban.

Nin kale oo lagu magaaco Abukar xorxorle ayaa ii sheegay in uu isaga oo og mudo uu lashekeysanaayay Hanad Cali warsame oo ay isla gareen xitaa in uu kacodsaday in xubiniisa taranka ragga uu tuso Hanad,Abuukar oo ah mid kamid ah dhalintii ay qabsatay arintaan ayaa taasna ii xaqiijiyay

Haddaba si looga hortago dhalinyaroy arintaan foosha xun ee kasoo horjeeda diinta islaamka iyo dhaqanka suuban oo aynu leenahay waa in aaan dhalinta uga dignaa waxyaabaha foosha xun ee u sameynayo ninkaan lagu magacaabo Hanad Cali Warsame oo ah nin xanuunsan oo ku raali noqon waayay waxa illah deeqda u siiyay oo ah ragganimada.

Si aan taas u xaqiijino waa in aan u sheegna dhalinta qofkaas iyo cinwaanadiisa sawirada uu inta badan isticmaalo oo ah gabdha somaaliyeed oo si xeer jabin ah usoo xaday sawiradooda, marka akhristow halkaan waxaan idinku so gudbineyna cinwaanada iyo taleefanada uu isticmaalo ninkaan lagu magacaabo Hanad Cali warsame.

1.     Tleefan numberkiisa Sweden waa +4676330815
2.     taleefan numberkiisa Norway waa +4797025150
3.     waxaa kale uu isticmaala jinsi ahaan in uu yahay gabar

isku soo wada duube arintan ayaa ah arin ay muhiim tahay in looga digo dhalinyarada somaliyeed oona ah wax muqadas in qof walba uu uga digo saaxiibadiis aya jiraan dad aqlaaq xun oo ayna tahay in laga digtoonaada in aan xadka lagudbin sida uu sameeyay ninkan xun ee lagu magacaabo Hanad cali warsame.

Qore:- Abdisalan H. Da’ud